naafow
(m.l)

Noqoshada nafley ay naafo noqoto. ld naafoobid.

naafow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Naafo noqosho. ld naafo³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naafow

naafo
[Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)

ld naafow².

naafoobid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg naafow². ld naafasho, naafow¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg