naakiro
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)

ld naakirad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naakiro

naakirad
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun] (-do, m.l)

Naag sharcigu caddeeyay in ay ninkeeda caasi ku noqotay oo aan nin kale guursan karin. ld naakiro, naashiddo, naashiso, naashuusho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg