naamuus
(m.l)

ld maamuus¹.

naamuus
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)

ld maamuus².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naamuus

maamuus
[m.l]

Xushmad; xurmo; wanaag. ld naamuus¹.

maamuus
[Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)

Cid si xushmad iyo wanaag leh u soo dhaweyn. ld naamuus².

maamuusid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg maamuus². ld naamuusid.

maamuusjab
[m.l]

Sharafta iyo xushmadda oo la waayey ceeb dhacday darteed, maskabjab. ld naamuusjab¹.

maamuusjab
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay; -jebi)

Ceeb dhacday awgeed, sharaf beelid (qof). ld naamuusjab².

maamuusjebi
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)

Cid sharafta ka qaadid. ld naamuusjebi. naamuusjebi

maamuusjebid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg maamuusjab². ld naamuusjebid.

maamuusjebin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg maamuusjebi. ld naamuusjebin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg