naamuusjab
(m.l)

ld maamuusjab¹.

naamuusjab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

ld maamuusjab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naamuusjab

maamuusjab
[m.l]

Sharafta iyo xushmadda oo la waayey ceeb dhacday darteed, maskabjab. ld naamuusjab¹.

maamuusjab
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay; -jebi)

Ceeb dhacday awgeed, sharaf beelid (qof). ld naamuusjab².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg