naaqus
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)1. N. ah: wax aan dhaamayn. 2. N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis¹.
naaqus
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)1. Wax yaraaday noqosho. 2. Qof aan dhammayn noqosho. ld naaqis².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naaqus ↴
naaqis
[m.l]
ld naaqus¹.
naaqis
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
ld naaqus².
naaqisi
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld naaqusi.
naaqisid
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld naaqusid.
naaqisin
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld naaqusin.
naaqusi
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax naaqus ka dhigid. ld naaqisi.
naaqusid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaqus². ld naaqisid.
naaqusin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaqusi. ld naaqisin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg