naasnuuji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Si qarsoodi ah qof wax u siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naasnuuji

naasnuujin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg naasnuuji. ld naasnuujis.

naasnuujis
[m.l]

ld naasnuujin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg