naawil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)

1. Wax inay dhacayaan malayn; filid. 2. U n.:cid wax u gudbin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naawil

naawilid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg naawil.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg