naaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax cayilay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naaxsan

naaxsanaan
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg naaxsan. ld naaxsanaansho.

naaxsanaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]

ld naaxsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg