nabaaddiineysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax nabad qaba ahaansho. 2. Wax la xirsi xiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabaaddiineysan

nabaaddiineysnaan
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nabaaddiineysan. ld nabaaddiineysnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg