nabadbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Ka n.: Cid waxyeello ka badbaadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabadbixi

nabadbixid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nabadbax.

nabadbixin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nabadbixi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg