nabdi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Dad colaadi dhextaal heshiisiin. 2. Cid salaamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabdi ↴

nabdid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nabad².

nabdin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nabdi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg