nabrayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)Jir nafley nabro yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabrayso ↴
nabraysasho
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabrayso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg