nacab
(m.l)1. Cadow; xaasid. 2. Qof aan naxariis lahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacab ↴
hargaamo
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
Si nacabnimo ah oo qof loo waxyeelleeyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg