nacaladee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-eeyay, -eysay)1. Eebbe cid nacalad ku ridid. 2. Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacaladee ↴
lacanadee
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld nacaladee.
lacnadee
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld nacaladee.
nacaladeyn
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nacaladee. ld lacanadeyn, lacnadeyn, nacalladeyn, nacdaleyn.
nacalladee
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld nacaladee.
nacdallee
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld nacaladee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg