Nacash

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Ciyaar caruureed la is eryado oo qofka wax eryanaya marka uu taabto ka uu eryanayo uu yiraahdo nacash. 2. ld naxash. Sanduuqa meydka lagu qaado marka qabriga loo wado.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nacash

naxash |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg