nacdiir
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)

Nacayb weyn oo cid loo hayo; nac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacdiir

silicdilyee
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)

Si nacdiir (nacayb) leh cid wax u yeelid. ld silacdilyee.

silicdilyo
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]

Si nacdiir leh oo cid wax loo yeelo. ld silicdilyayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg