nadaamdarro
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)ld nidaamdarro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadaamdarro ↴
nidaamdarro
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
Hab iyo hannaan la raaco la'aan. ld nadaamdarro, nadaam-la'aan, nidaam-la'aan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg