Nadwad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Uumi-biyood. 2. Qabow qoyaan leh oo habeenkii soo dhaco; dhado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nadwad

qobbe | wahab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg