Nafaqayso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Wax nafaqo ka dhigasho. 2. Wax masruufasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nafaqayso

nafaqaysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg