Nafkureeb
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. N. ah: cunto yar oo qof aad u gaajeysan quuto. 2. N. ah: nafley dhaawacan ama daallan oo si kama dambeys ah u dagaalamaya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nafkureeb ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg