Naqraac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Guuridda la aado meel naq leh. ld naqraacid.


Naqraac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Meel naq leh u guurid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naqraac

naqraacid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg