Nasaaro

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

(dii.) Dadka sheegta inay haystaan diinta Nebi Ciise; Kiristaan; Masiixi. ld nasaari.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nasaaro

nasaari | nasaaroobid | nasaarow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg