Nasro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (muus.) Durbaan yar oo lagu tumo qasaa'idka Nabi ammaanka ah; darbuugad. 2. (muus.) Durbaan tumid iyo qasaa'id Nabi ammaan ah oo wada socda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nasro ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg