Nebi-ammaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(dii.) Sugaan ama qasiido lagu ammaano wanaagga iyo wax qabadka nebi.


Nebi-ammaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

(dii.) Suugaan ama qasiido ku tirin wanaagga iyo waxqabadka nebi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nebi-ammaan

nebi-ammaanid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg