Neef-qabatin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf ..., m.l)

(daaw.) Dhibaato neefsasho oo ay sabab u noqon karto xiran dhuumaha neefta xiiqda, borinkiito ama cudurro kale oo sambabada ku dhaca.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga neef-qabatin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg