Neefsasho ogsajiin leh
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(baay.) Nooc ka mid ah neefsashada, oo cuntadu (gaar ahaan kaarboohydraytyada) ay dhammaantood u ogsidhoobaan kaarboon laba ogsaydh iyo biyo, iyaga oo siidaynaya tamar kiimikeed, kuna sii daynaya dariiqad u baahan ogsajiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga neefsasho ogsajiin leh ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg