Nishaaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay noqosho. ld niishaaban¹.

Nishaaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay ahaansho. ld niishaaban².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nishaaban

liishaaman | niishaaban | nishaabmid | nishaabnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg