niyakici
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid niyakac ku abuurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyakici ↴
hiyikicid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg hiyikac². ld hawakicid, niyadkicid, niyakicid.
niyakicid
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld hiyikicid.
niyakicin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg niyakici.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg