niyasan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-amaa, -amayd)Qof aan xumaan ama xiqdi u hayn ahaansho. ld niyadsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyasan ↴
niyadsan
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld niyasan.
niyasamaan
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg niyasan. ld niyadsamaan, niyadsamaansho, niyadsami, niyadsamo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg