niyaxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-maa, -mayd)1. Qof aan daacad ahayn ahaansho. 2. Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. ld niyadxun.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyaxun ↴
niyadxun
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-umaa,-umayd)
ld niyaxun.
niyaxumaan
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg niyaxun. ld niyadxumaan, niyadxumaansho, niyadxumi, niyadxumo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg