Niyurooloji

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Barashada qaabdhiska, shaqada, iyo cudurrada qaybta maskaxda, xangullada iyo dareenwdayaasha.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga niyurooloji


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg