noocee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ceeyay, -caysay)

Wax noocyo kala duwan ka dhigid. ld noocyee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh noocee

duumo
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]

(daaw.) Cudur qandho qabow iyo kulayl isugu jirta leh oo dadku ka qaadaan kaneecada nooceeda dheddig.

gaanni
[m.l] (-iyo, m.dh)

1. Yaxaas lab oo dilaa ah. 2. Ugaarta nooceeda waaweyn; ishin.

noocayn
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg noocee. ld noocyeyn, noocyeys.

noocyee
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -caysay)

ld noocee.

suke
[m.l] (-kayaal, m.l/dh)

1. Wax aan wax kale wehelin oo keligood ah. 2. Warqad turub oo nooceeda keligeed laga hayo. ld soke².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg