noolow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-laaday, -laatay)1. Wax cumri dheer yeeshay noqosho (nafley). 2. Cid barwaaqoobid. 3. Ka n.: wax ka haqab beelid (cid). 4. Ku n.: cid wax kale nolosheedu ku xirantahay noqosho. 5. Ku n.: cid meel deggan noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh noolow ↴
noolaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg noolow. ld noolaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg