Nugaal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Midab madow oo lo'da u gaar ah.


Nugaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhul ciid jilacsan oo boor leh.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nugaal

gumburi | suunaari | wajiine |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg