nuglaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)1. eeg nuglow. 2. ld nuglaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuglaansho ↴
caaddifo
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
Dareen u nuglaansho waxa qof ku dhaca ama uu sameeyo. ld caaddifad. caaddifad
baraqnuglaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg baraqnuglow. ld baraqnuglaan.
cabban
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).
dhegannuglaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhegannuglow. ld dhegannuglaan.
foolnuglaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld foolnuglaan.
kalnuglaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kalnuglaan.
nuglaan
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nugul². ld nuglaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg