nuguushi
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)

Xiddigaha nuguushiyaha la yiraahdo (nuguushi cad iyo nuguushi guduudan) oo raqaha ku jira midkood, waxay u dhexeyaan cadaad iyo afagaal; agaalli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuguushi

afaggaal
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]

Toddobada xiddigood oo roqaha ah tan ugu dambaysa, una dhexeysa nuguushicad iyo naafcadde.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg