Nuqsaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

N. ah: wax aan dhammayn. ld nusqaan¹.


Nuqsaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Wax aan dhammayn noqosho. ld nusqaan².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuqsaan

nuqsaamid | nusqaan | nusqaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg