Nuud
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(c.nafl.) Liid hilib ah oo isku xira xiniinyaha iyo futada xayawaanka lab.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuud ↴
qunuud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

