nuuxe
(m.l)1. Socod aayar la taxtaxaasho oo fardaha iwm sameeyaan. 2. ld nuuxeyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuxe ↴
nuuxee
[Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-xeeyay, -xeysay)
Fardo iwm nuuxe samayn.
nuuxeyn
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nuuxee. ld nuuxe (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg