nuuxso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Wax meesha uu joogay in yar ka dhaqaaqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuxso

nuuxsasho
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nuuxso. ld nuuxsad, nuuxsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg