Nuxnux

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hadal qarsoodi ah oo laba qof iyo wax ka badani hoos ugu sheekeystaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuxnux

nuxnuxlee | nuxnuxleyn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg