Olol

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Holac. 2. Cida geela marka uu oomman yahay ama ubadkiisa waayo.

Olol

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)

1. Dab holcid. 2. Geel oomman ama ubadkiisa waayey ciyid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga olol

ololayn | olole | ol'ole | ololee | ol'olee | ol'oleyn | ololi | ololid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg