oris
(m.l)ld orin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oris ↴
abaaldooris [m.l]
Samafal la isu galay oo xummaan lagu beddelo.
arooris [m.l]
ld aroorin.
dhalandooris [m.l]
ld dhalandoorin.
dooris [m.l]
ld doorin.
dooriso [m.dh]
Wax doorisa; sidii hore si ka xun ka dhigta; duf (duf iyo d.).
fooris [m.dh]
ld foorid.
foororis [m.l]
ld foororin.
garooris [m.l]
ld garoori.
garooris [m.dh]
ld garoori.
gorgoris [m.l]
ld gorgorin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg