Qaabile-kiimikaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal ..., m.l/dh)(baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar ah. Noolayaashaas unug badanleydo ah waxay u tebiyaan wararka dareemaha dareen wadayaasha. Tusaale ahaan waxa ka mid ah ruqur dhadhannada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaabile-kiimikaad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg