Qaadqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Tuug aan weynayn.

Qaadqaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Ku q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaadqaad

qaadqaadid | faraxumo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg