Qaalmooti

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Neef irmaan oo caano yareeyey ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaalmooti

qaalmootin | qaalmootis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg