Qaaqami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaaqami

qaaqamid | qaaqamin | qaaqamis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg