Qaarqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhinaca oo dhulka la dhigi waayo xanuun awgi; xaraarug.

Qaarqaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Xanuun awgii dhinaca dhulka dhigi waayid; xaraarugid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaarqaad

qaarqaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg