Qaballuus

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Qof qaangaar ah oo garmaqaatenimo iyo nacasnimo isku darsaday.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaballuus

qaballuusnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg