Qablan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hadal ama shanqar weyn oo culus; bulaan; hugun. 2. ld qablamid.
Qablan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Hadal ama shanqar weyn sameyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qablan ↴
yoon | qablamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg